Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo socdaalkiisa ugu horeeyay ku tegay Xudur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo socdaalkiisa ugu horeeyay ku tegay Xudur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdiasiis Xasan Maxamed Lafta gareen  oo aqbalay codsigii bulshada reer Bakool oo ahaa in safarkiisa ugu horeeya uu ku bilaabo Gobolka Bakool ayaa maanta wafdi oo uu horkacayo waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ugu horeyn salaan sharaf ka qaatay ciidamada gaarka ah ee Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu mid mid u gacan qaaday bulshadii kala duwanayd ee soo dhoweyntiisa ka qeyb qaadanaysay.

Intaa ka dib Lafta gareen iyo wafdigiisa waxa loo galbiyey guriga martida ee Degmada Xuddur.

Ugu horeyn waxa ka hadley Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin iyo Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool waxayna sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in madaxweynaha Koonfur Galbeed safarkiisii ugu horeeyey ku tego magaalada Xudur.

Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdiasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo lahadleyay bulshada ayaa ka mahadceliyey soo dhoweynta balaaran ee loo sameeyey isagoo xusey in kulamo gaar gaar ah uu layeelanayo Maamulka, Saraakiisha ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxana lagu wadaa in maalinta berito uu booqdo xarumaha bulshada loogu adeego ee ku yaalo Degmada Xudur.

Previous Post

Wasaaradda Maaliyadda: Specific Procurement Notice

Next Post

Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2019-ka

Next Post
Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2019-ka

Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2019-ka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In