Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka maaliyadda oo kormeerey fudadaha Dekada iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho +Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka maaliyadda oo kormeerey fudadaha Dekada iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Si kor loogu qaado, howlaha canshuur qaadista oo saldhig u ah koror dakhliga gudahaa dalka ayaa wasiirka Maaliya Dowladda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, waxaa uu kormeer ku tagaya  Kastamyada canshuuraha Dekadda iyo Garoonka diyaaradaha magaalaada Muqdisho oo ah ilaha ugu waa weyn ee dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Wasiirka Maaliayada ayaa ku hormaray Kastamka canshuuraha Garoonka Muqdisho halkaas oo ay ka socotay howlaha canshuur qaadista guud si gaar ayaa tagay halka lagu qaado canshuuraha qaadka isago oo xog waraystay howla wadeenada ka shaqeeya.

Mudane Cabdiraxmaan Beyle, Wasiirka Maaliyada Soomaaliya  oo sii waday kormeerkiisa ayaa ka dib garoonka diyaaradaha  waxa uu tagay  dekada Muqdisho oo uu ka jirey mashquul badan.

Madaxda kastamka canshuuraha dekadda Muqdisho ayaa warbixin ka siiyay wasiirka waxqabadka kastamka ee sandkii tagay ee 2018 iyo filasha sanadkaan 2019 waxaana ay u sheegeen wasiirka in bilba bisha ka dambeysa uu dakhligu kordhayo.

Wasiirka maaliyadda ayaa kula dardaarmay madaxda iyo howl wadeenada kastamka dekada inay dardar galiyaan howlaha canshuur qaadista oo laf dhabar u ah sidii dalka u gaari lahaa isku filnaan  dhaqaale iyo in howlwadeena ku shaqeeyaan hufnaan.

Tan iyo bishii June ee bartamaha sanadkii tagay  ee 2018, dakhliga dalka waxaa ku kordhayay bil walba in ka badan 2.3 milyan oo doolar, taas oo ku timid dadaalada dardar galineed oo ku adan qaadista canshuuraha.

Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

R/wasaare Kheyre oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Wasaaradda Difaaca Turkiga “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Wasaaradda Difaaca Turkiga “Sawirro”

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Wasaaradda Difaaca Turkiga “Sawirro”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In