Monday, May 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab oo dardar gelinaya amniga iyo bilicda degmadaas

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab oo dardar gelinaya amniga iyo bilicda degmadaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ujeedadeedu ahayd kor u qaadista nadaafadda iyo bilicda iyo soo dhoweynta guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ayaa xalay lagu qabtay degmadaas,waxaana ka qeyb galay golahayaasha Barlamaanka Federaalka,Wasiiro,mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha gobolka C/raxmaan Cumar Cusmaan (Injineer Yariisow) iyo shacabka degmada Xamar Jajab iyo Fanaaniin qurbo joog u badnaa.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026

Guddoomiyaha degmada xamar jajab Ismaaciil mukhtaar Oranjo ayaa sheegey in degmada xamar jajab ay hormuud u noqon doonto degmooyinka gobolka Banaadir dhanka wax wada qabsiga nadaafada amniga iyo howlaha isxilqaan ee danta guud lagu fulinaayo.

Xildhibaan Muno Cumar Xasan oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya ayaa ku boorisay shacabka degmada xamar jajab iney is caawiyaan si loogu guuleysto soo celinta bilicda degmada  guddoomaha cusubna la shaqeeyaan .

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo soo xirey munaasabada ayaa ugu baaqey bulshada ku dhaqan 17-degmo ee  gobolka Banaadir tartan la xariira bilicda iyo nadaafada degmooyinka gobolka

Previous Post

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland oo maanta xilka la wareegay+Sawirro

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay in Bulshadda Gobolka Hiiraan u baahan yihiin dib u heshiisiin rasmi ah+Sawirro

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay in Bulshadda Gobolka Hiiraan u baahan yihiin dib u heshiisiin rasmi ah+Sawirro

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay in Bulshadda Gobolka Hiiraan u baahan yihiin dib u heshiisiin rasmi ah+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In