Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hiiraan: Ciidamada Xoogga dalka oo saaka howlgallo ku bur buriyay saldhig ay lahayeen Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Afar kamid ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu khaarajiyey Gobolka Baay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Saldhigyo maleeshiyada Shabaab ay ku lahaayeen inta u dhaxeysa Degmada Buule burte  iyo deegaanka Halgan la burburiyay.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

August 3, 2026

Ciidamada Xoogga qeybta 27-aad guutada 5aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Hiiraan ku bur buriyay saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen inta u dhaxeysa Degmada Buule burte iyo deegaanka Halgan, waxaana ay ciidamada la wareegeen goobtii maleeshiyada laga buriyay.

Qaar ka mid ah saraakiisha howlgalka hogaamineysay ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa sidii dib loo furi lahaa wadadda u dhexeysa Buula burte iyo magaalada Beledweyne, si looga hortago inay dhuumaaleysi ku soo galaan jidka.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Hiiraan Ibraahim Muxamed Geeddi ayaa ku soo waramay in howlgalka uu weli socdo, isla markaana saraakiisha ay xaqiijiyeen inay warbaahinta u soo gudbin doonaan qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay howlgalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Sarkaal haweenay ay kala tageen dilay oo dil toogasho ah lagu xakumay

Next Post
Sarkaal haweenay ay kala tageen dilay oo dil toogasho ah lagu xakumay

Sarkaal haweenay ay kala tageen dilay oo dil toogasho ah lagu xakumay

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

August 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa booqday Xabsiga Ganfuda ee magaalada Banghaasi, halkaas oo ay kula kulmeen dhallinyaro Soomaaliyeed...

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
0

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari ayaa habka fogaan-aragga uga qayb galay munaasabadda lagu xusay sanad-guurada maamulkaas oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In