Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Madax Ka Socotey Hay’adda Interpeace

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Madax Ka Socotey Hay’adda Interpeace

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax ka Socotey Hay’adda Interpeace.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

kulanka uu la qaatey Madaxaweynaha Puntland Madaxda Ka Socotey Hay’adda Inter-peace oo ay hogaaminaysey Meghan Brown ayaa waxaa ku wehelinayey masuuliyiin ka socoda xarunta cilmi baarista Puntland ee PDRC iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Madaxweynaha Puntland iyo Hay’adda Inter-peace ayaa waxaa ay uga wadahadleen kulankooda Dumuqraadiyadda, nidaamka xisbiyada badan ee Puntland iyo doorasho hal qof iyo hal cod ah sidii ay Puntland uga qabsoomi lahayd.

Dhinaca kale Hay’adda Inter-peace ayaa sheegey in dhankooda ay ka go’antahay in ay Puntland gacan weyn ka siiyaan sidii loo gaarsiin lahaa Dumuqraadiyad taaba gala ah iyo sidii Shacabka reer Puntland ay usameen lahaayeen doorasho hal qof iyo hal cod ah loogana gubi lahaa nidaamka ku dhisan beelaha ee 66 xildhibaan .

Ugu danbeyn, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xaqiijiyey in ay ka go’antahay Puntland in laga hir galiyo nidaamka xisbiyada badan ee ku dhisan Dimuquraadiyad taabagal ah, isla’markaana uu arintaas ka hawlgali doono dardargelinteeda sanadkan gudihiisa.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la Kulmay Danjiraha Cusub ee Dowladda Masar

Next Post

Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Soomaaliya iyo Danjiraha Masar oo kormeeray iskuulka 15 May “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Soomaaliya iyo Danjiraha Masar oo kormeeray iskuulka 15 May “SAWIRRO”

Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Soomaaliya iyo Danjiraha Masar oo kormeeray iskuulka 15 May “SAWIRRO”

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In