Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minesota+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minesota+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi  Salaad (Omaar) oo booqasho shaqo ku jooga wadanka Mareykanka ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minisota ee Waddanka Maraykanka.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Wasiirka ayaa jaaliyadda uga warbixiyay howlaha baaxada leh ee ay wasaaradiisu qabatay labadii sano oo uu xilka hayay, waxaana wasiirku ka xusay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin:

1- soo Celinta maamulka iyo maareynta hawada Soomaaliyeed.

  1. Suurta galinta In ay shirkaddo caalami ah dib uga howl galaan garoonka caalamiga ah ee Aadan cade.
  2. Duulimaadka diyaaradaha ee xiliyadda habaynkii oo la suurta galiyey .
  3. Qorshaha dib u soo celinta Somali Arline’s oo uu sheegay inay meel fiican marayso.
  4. Sare u qaadista bilicda iyo ballaarinta garoonka Aadan cadde.
  5. Dajinta, dhameystirka iyo dhaqangalinta hindisa sharciyeedka hay’adda duulista iyo gaadiidka hawada ee Soomaaliya.
  6. Iyo sidoo kale Dhisidda shaqaale xirfad sare leh oo ka howl gala wasaaradda iyo guud ahaan waaxyada kala duwan ee xukuumadda uu ka tirsanyahay.

Wasiirka ayaa ka mahad celiyey soo dhaweynta diirran ee ay jaaliyaddu u samaysay iyo taageerada ay u muujiyeen dowladda Feedaraalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo mudane Maxammed Cabdullaahi Farmaajo iyo sidoo kale Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayrre.

Waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa soo dhaweynta wasiirka Xog hayhaya Koowad ee Saafaradda Soomaliya ee Mareykanka Mudane Cabdiraxmaan Bashiir, isagoo ka warramay jaaliyadda iyo horumarka ay ku tillaabsatay.

Gabagabadii ayaa waxaa ay Golaha arrimaha dadweynaha Somalida Mareykanka oo loo yaqaan Somali American PAC gudoonsiiya  billad sharaf wasiirka iyo dhamaan golaha wasiirada Soomaliya oo loo mariyay xafiiska raisul wasaare Xassan Cali Kheyre.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Suudan oo booqday Xarunta taliska Booliska Soomaaliyeed

Next Post

Taariikh nololeedka Marxuum Xil. Boqorre oo kooban

Next Post
Taariikh nololeedka Marxuum Xil. Boqorre oo kooban

Taariikh nololeedka Marxuum Xil. Boqorre oo kooban

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In