Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo+Sawirro” Saldhig Booliis oo laga Hirgaliyay D.Bacadweyne ee Koonfuta Mudug”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saldhigaan Booliis ee laga hirgaliyay Degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa mihiimad weyn ugu fadhiya Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaana Dhistay Bulshada Degmada.

Munaasabadda Furitaanka Saldhiga Booliiska Bacdaweyne waxaa ka qeyb galay Senotaro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,Wasiro iyo Xildhimaano ka tirsan Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka Mudug ,Taliye ku xigeenka Booliiska Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026

Senotor Abuukar Haaji Cabdi iyo Wasiirka Beeada Maamulka  Galmudug  Maxamed Xuseen Maxamed ayaa ku booriyay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Bacadweyne sida ay iskugu Howleen Dhismaha iyo Hirgalinta Saldhiga Booliiska.

Taliye ku xigeenka Booliiska Galmudug Cabdi Jaamaca cabdule Xabeeb ayaa sheegay ina saldhigaan uu qeyb weyn ka qaadanayo Sugitaanka Amniga deegaanada galmudug isagoona ugu baaqay Taliska Booliiska Qaranka Soomaaliyeed Dowlada Fderaalka iyo Maamulka Galmudugba inay ka sacidaan sidii Degmooyinka iyo deeganadu u heli lahaayeen Ciidan Boolis ah.

Guddoomiyaha Bacadweyne ayaa kaga mahad celiyay cidkasta oo gacan ka geysatay Dhismaha iyo Hirgalinta Saldhga Booliiska Deegaanka Bacadweyne Axmed Daahir ayaa kaga mahad celiyay cid kasta oo gacan ka geysatay Dhismaha Sldhiga Booliiska isagoona qeexay inay tahay arrin lagu farxo.

Saldhigaan ayaa ah mid ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Deegaanada iyo Degmooyinka Dowlad goboleedka Galmudug.

Sawir Qaade Wariye Cali Cayn

Previous Post

Security forces arrested two suspected In Mogadishu

Next Post

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo tababar la xiriira Xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoogga u furay Saraakiil iyo Agaasimeyaal+Sawirro

Next Post
Wasiirka Gaashaan-dhigga oo tababar la xiriira Xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoogga u furay Saraakiil iyo Agaasimeyaal+Sawirro

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo tababar la xiriira Xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoogga u furay Saraakiil iyo Agaasimeyaal+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In