Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo+Sawirro” Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeer ku sameeyay Xaruumaha Waxbarasho ee Koonfurta Mudug”

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Galmudug oo ka jawaabaya Baahiyo Wabarasho oo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ka tabisay dhamaan Deegaanada dhaca Koonfurta Gobolka Mudug ayaa socdaal ay kugu kuurgalayaan Waxbarashada waxay ku mareen in ka badan 2o deegaan iyo Degmada Hobyo.

Masuuliyiinta ayaa Koleej lagu baran doono Fidinta Diinta Islaamka ka furay Deegaanka Ceelguula oo hoos taga Degmada Hobyo waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Deegaanka,Culumo iyo Masha’iq  si weyn looga garanaayo Gobolka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026

Uqaabilsanaha Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ee Gobolka Mudug Axmed Jaamac Aadan ayaa sheegay inay ka go’an tahay Wasaaradda Tayaynta Waxbarashada Gobolka uuna ku amaanayo Dadaalka Bulshadu wadaan.

Shiikh Muxiyidiin Yuuusuf Bare oo ka mid Aas aasayaasha Waxbarashada Gobolka Mudug ayaa ka waramaya Hirgalinta Koleejla iyo Shaqada uu qaban doono maadaama shacabka ku isku tashadeen.

Agaasimaha Waxbarashada Toosan ee Wasaaradda Waxbarashada Galmudug C/qani Cartan ayaa ku dhiiro galaiyay Bulshada inay kor u qaadaan Waxbarashada ayna garab Taagan tahay Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

Waa markii ugu horeeyay ee Wasaaradda Waxbarasha Galmudug ka jawaabto Warbixino taxanaa  oo la xariira baahiyo Waxbarasho oo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ka diyaarisay Koonfurta Gobolka Mudug.

Previous Post

Booliska Kenya oo xabsiga dhigay dad lagu tuhmayo dilka Gabar Soomaaliyeed oo ka dhacay Nairobi

Next Post

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho ka dhacay xalay

Next Post
MUUQAALKII MUQDISHO MEEL HA LA SAARO” Warbixin iyo Sawirro”

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho ka dhacay xalay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In