Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorsheyaal la isugu diyaarinayo doorashada Galmudug oo bilaabatay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Muqdisho:-Waxaa maanta ka bilaabanaysa Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo galaya goballada Waqooyi ee dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaddib markii dhawaan Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in doorashada Madaxtinimda Galmudug la qabanayo waqtigii loogu talagalay ayaa waxaa deegaannada Galmdug qaarkood ka bilowday qorshayaal la iskugu diyaarinayo doorashada, iyadoo beelaha qaarkood ay bilaabeen soo xulista xubnaha Golaha Baarlaamaanka Galmdug, kuwaasoo yeelanayay kulumo kala duwan sidoo kalena lagu soo dhaweynayo go’aanka Wasaaradda arrimaha Gudaha Federaalka ah ee Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Mid ka mid ah kulamada la isugu diyaarinayo doorashada oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay ka qeyb galeen waxgarad, siyaasiyiin, ganacsato iyo mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa qaar ka mid ah beelaha degan gobalka Mudug waxay ku soo gudbiyeen xubnaha ay doonayaan in ay uga mid noqdaan Baarlamaanka lagu wado in dhawaan lasoo dhiso, iyadoo dhamaan waxgaradkii iyo mas’uuliyiintii kulanka ka hadlay ay sheegeen in ay soo dhaweeynayaan qabsoomidda doorashada Galmudug ee ah in ay dhacdo waqtigii loogu tala galay.

Sikasta deegaannada Galmudug ayaa laga dareemayaa qaarkood u diyaar garoowga doorashada Galmdug in kastoo Madaxda Galmudug ay sheegeen in aan xilligaan doorasho la qaban karin.

W/D: Cabdirisaaq Maxamed Axmed 

Previous Post

Wasiiro ka tirsan XFS oo kormeerey iskuulka Bartamaha+sawirro

Next Post

Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka dib loogu soo celiyey+Sawirro

Next Post
Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka dib loogu soo celiyey+Sawirro

Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka dib loogu soo celiyey+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In