Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga dhexe oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga dhexe oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Xarunta Bankiga dhexe ee Somaaliya ayuu maanta xilka kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Soomaaliyaย  Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ย iyo Hanti dhowrka guud Qaranka .

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Guddoomihii hore eeย  Bankigaย  Bashiir Ciise oo ka hadlayay ย waxyaabihii usoo qabsoomay Bankiga dhexe sanadiihi lasoo dhaafay ayaa sheegay in haatan uu marayo xiligii ugu haboonaa maadaama Dhaqaalaha Dalka uu marayo dib u kabasho, sido kale wuxuu bogaadiyay guddoomiyaha cusub asigoo uga baryay alle inuu xilka u fududeeyo.

Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa uga mahadceliyay Shaqadii usoo qabtay guddoomiye Bashiir waxuuna sheegay inuu ka shaqeyn doonoย  sidii dalkaan looga gaarsiin lahaa isku filnaasho.

Dhinaca kale Gudoomiyaha ย Cusub ayaa kullan isbarasho la qaatay qaar kamid ah Shaqalaaha Bankiga dhexe, laguma Sagootinayay Gudoomiyhii hore ee Bankiga dhexe waxaana guud ahaan lagu bogaadiyay waxqabadkii uu u haayay ย ummadda Soomaaliyeed .

Marwo Mayanย  Cabdullaahi Gudoomiye ย ku-xigeenka Bankiga dhexe ย ayaa sheegtay in gacmo furan ay kusoo dhaweynayaan gudoomiyaha shaqaalahana ay yihiin dhalinyaro Xirfad uleh shaqada Bankiga dhexe .

Guddomiyaha Cusub ee Bankiga dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa balan qaaday in Shaqo hufnaan leh uu la imaan doono wuxuuna shaqaalaha ku dhiira geliyay in qof kasta si cadaalad ah u shaqeeyo .

Previous Post

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka oo furay aqoon isweydaarsi udhaxeeya Golaha shacabka iyo Golaha wakiilada Puntland

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay la Taliyaha Dhinaca Siyaasadda Wakiilka IGAD ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay la Taliyaha Dhinaca Siyaasadda Wakiilka IGAD ee Soomaaliya+Sawirro

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay la Taliyaha Dhinaca Siyaasadda Wakiilka IGAD ee Soomaaliya+Sawirro

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In