Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo fashiliyay Qarax gaari oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo fashiliyay Qarax gaari oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka ayaa fashiliyay Qarax gaari Hoomey lagu soo raray oo argagixisadu ay la damacsanaayeen iney ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka ku dhaqan Muqdisho,kaas oo ay ciidanka kaga hortageen deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Ciidamada oo helay Xog ku aadan Gaariga Qaraxa sidaY ayaa joojiyay,waxaana durbadiiga gaariga ka degay darawalkii waday oo ahaa qof keliya ee gaariga waday wuxuuna ku cararay dhul hawd ah.

Gaariga ayaa ku qarxay hareerta laamniga mana jirin cid ku waxyeelloka soo gaartay, sida uu sheegay Taliyaha 12-ka Apriil ee Ciidanka Xooga Dalka Generaal Tawane Axmed Maxamed .

Taliyaha Hoggaanka howlaha Ciidamada Booliska Axmed Dayid Dhego-caleen ayaa Ciidmada Xoogga Dalka uga mahadceliyay Howlgalka ay uga hortageen gaarigaas ku qarxay deegaanka Xaawa Cabdi sidoo kale waxa uu ku booriyay in ay ka foojignaadaan dhagarta ay soo maleegaan Al-Shabaab inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaam.

Dhinaca kale taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Ameeriko oo la hadalayay Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidamada BooliskaSoomaaliyeed ayaa kula dar daarmay in si xooggan looga shaqeeyo  baraha koontaroolada iyo saldhigyada si loo sugo amniga.

Previous Post

Soomaaliya iyo Masar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi wadaagga+Sawirro

Next Post

Wasiir Goodax Barre oo Muqdisho kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Masar+Sawirro

Next Post
Wasiir Goodax Barre oo Muqdisho kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Masar+Sawirro

Wasiir Goodax Barre oo Muqdisho kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Masar+Sawirro

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In