Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Soomaaliya oo soo xiray shirka horumarinta Xoolaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Soomaaliya oo soo xiray shirka horumarinta Xoolaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo socday muddo seddex cisho ah ayey ka qeyb galayaashu isku weedaarsadeen  fikrado iyo doodo ku saabsan qaabka ugu wanaagsan ee lagu horumarin karo xoolaha oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee dalkeena iyo dadkeenuba ay ku tiirsanyihiin.

Shirka oo uu horey u daahfuray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa waxaa  gabagabadiisa goob joog ka ahaa Wasiirada  Xanaanada xoolaha ee heer Federaal iyo heer maamul Goboleed, Xoolo dhaqato, Aqoonyahano, ganacsatada xoolaha iyo marti sharaf kale.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen oo shirka soo xiray ayaa sheegay in laga billaabo maanta ay u hawlgeli doonaan sidii macluumaadkii la ururiyey saddexda maalin ay ugu dari lahaayeen istaraatiijiyadda.

Mudane Xuseen Maxamud Sheekh XuseenWasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa dhinaca kale tilmaamay in qodabada muhiimka ah ee shirka kasoo baxay ay horgeyn doonaan Golaha Wasiiradda si ay u meel mariyaan, isla markaana ay u noqoto istaraatiijiyad dhameystiran.

Previous Post

Akhriso Khudbadii Wasiirka Xanaananda Xoolaha ee shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda Horumarinta Xoolaha

Next Post

Guddoomiye golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Next Post
Guddoomiye golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Guddoomiye golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In