C/risaaq Cumar Ahmed oo ka mid ah la taliyeyaasha Madaxtooyada Hirshabeele oo goordhaw wareysi gaar ah siiyey Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay soo gaba-gabeeyeen aqoon isweydaarsi kaas oo muddo saddex maalin ah ka socdey magaalada jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Siminaarkan ayaa loo qabtey qeybaha kala duwan ee Ururada bulshada rayidka ee magaalada jowhar,iyadoo siminarka lagu baranayay isku xirka hayโadaha kala duwan, Wasaradaha iyo qeybaha bulshada maamul goboleedka Hirshabeelle.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga