Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ajaaniib Al-Shabaab ah oo ay Ciidanka Xoogga Dalka ku qabteen Afmadoow

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ajaaniib Al-Shabaab ah oo ay Ciidanka Xoogga Dalka ku qabteen Afmadoow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Saacadahii lasoo dhaafay Saddex xubnood oo ah Ajaaniib ka bar-bar dagaallamaysay Al-Shabaab lagu soo qabtay howlgal Millitari oo ka dhacay Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada hoose, sida ay daabacday Jariiradda Strategic Intelligence.

Saddexdan Nin oo kasoo jeeda Dalka Tansaaniya ayaa lala soo qabtay xubno kale oo iyaguna ka tirsan Al-Shabaab, waxaana Gurigii ay deggenaayeen laga helay Agabka ciidan iyo aaladaha laga sameeya Bambooyinka.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Degmada Afmadoow oo dhacda meel ku dhow xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya, ayaa waxay qiyaastii 115-km u jirtaa Caasimadda Jubbada hoose ee Kismaayo, taas oo ka mid ah Magaalooyinka ugu muhiimsan xagga isu socodka ganacsiga ee Koofurta Dalka.

Previous Post

AMISOM oo cambaareysay qaraxii ay dhowaan Argagixisadu ka geysteen xarunta Gobolka Banaadir

Next Post

Urur Goboleedka IGAD oo mar kale ballan qaaday in ay Soomaaliya ka caawinayaan la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Urur Goboleedka IGAD oo mar kale ballan qaaday in ay Soomaaliya ka caawinayaan la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab

Urur Goboleedka IGAD oo mar kale ballan qaaday in ay Soomaaliya ka caawinayaan la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In