Sunday, January 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/Galbeed oo lagu soo dhaweeyey Baydhabo+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/Galbeed oo lagu soo dhaweeyey Baydhabo+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Falastiin

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Falastiin

January 11, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar

January 11, 2026

Garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud Airport Waxa Si diiran ugu soo dhoweyey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Wasiiro Xildhibaano Siyaasiyiin Saraakiisha Ciidanka iyo Shacabka Reer Baydhabo .

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa u mahadceliyey Madaxda iyo Shacabka Soo Dhoweysay Waxaana uu sheegey in Safarka Muqdisho ugu Maqnaa ay ahayd Safar Shaqo isagoona inta muqdisho ku sugna ka qeybgalay Aaska Qaran loo Sameyey Marxuum Eng Yariisow.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed   ayaa Kulamo kala gedisan oo looga hadlayo Arimaha Ka jira KG la qaatay Madaxda ugu Saraysa Dalka kaasi oona looga hadlay Amniga, Dhaqaalaha, Cafimaadka Dib u dhiska iyo Qodobo kale.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamanka somaliya Amb Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman ayaa qeyb ka ahaa madaxdii uu la kulmay madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen Waxayna Qaaten kula Saacado qaatay Badankiisa looga hadlay Sidii Xaaladaha ka jira KG Wax looga bedeli lahaa.

Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raisul Wasaare Xasan Ali Kheyre ayaa Sido kale Madaxweynaha kulan la Qaatay kaasi oo Xooga lagu Saaray  Arimo ay ka md yihiin  Howlgalada ay Wadaan Ciidanka Xooga Dalka Ee Lagu Bacsanaayo haraadiga Kooxda Al-shabaab Sidii loo kordhin lahaa Loona furi lahaa Wadooyinka Xiran Waxa Sidoo kale Kulanka looga hadlay Howlgalkii u dambeyey Ciidanka xooga Dalka ay ku qabsadeen Degmada Owdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Previous Post

Shir looga hadlay sameynta siyaasadaha qaran ee amniga cuntada iyo nafaqeynta oo lagu Qabtay Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay ganacsatada+sawirro

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay ganacsatada+sawirro

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay ganacsatada+sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Falastiin

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Falastiin

January 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Jeddah kulan kula yeeshay dhigiisa Marwo Dr....

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar

January 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JEDDAH):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa caawa fiidkii magaalada Jeddah kulan kula yeeshay dhiggiisa...

Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta

Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta

January 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidamada Xaq-u-dirirka deegaanka ee Macawisleyda ee Gobolka Hiiraan, ayaa fuliyay howlgal ballaaran oo si weyn loogu jabiyay maleeshiyada kooxda...

Dowladda Falastiin oo si buuxda u taageertay madax-bannaanida iyo qarannimada Soomaaliya

Dowladda Falastiin oo si buuxda u taageertay madax-bannaanida iyo qarannimada Soomaaliya

January 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JEDDAH):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Falastiin Varsen Aghabekian Shahin, ayaa si cad u muujisay taageerada buuxda ee dalkiisu u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In