Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Mursal oo lagu wado in uu kulan la qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Mursal oo lagu wado in uu kulan la qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxaa uu gaaray magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool.

Safiirka Soomaaliya Koonfur Africa ayaa sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursla Sheekh Cabdiraxaan siweyn u soo dhaweynayaan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026

“Waxaan aad ugu faraxsanahay Mudane Gudoomiye in aad magaaladaan Cape town timaado oo Soomaali badan ku ganacsato sidoo kalena dagan tahay”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in uu kullan laqaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku sugan, isagoo kala hadli doona arrimo badan oo harmarka dalka kamid yahay.

Halkan ka dhageyso qaabka loo soo dhaweeyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/08/gudoomiyaha.mp3

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Kumaandooska Soomaaliya ee Awdheegle ku sugan oo khasaare xoogan gaarsiyay maleeshiyaadka Shabaab

Next Post
Kumaandooska Soomaaliya ee Awdheegle ku sugan oo khasaare xoogan gaarsiyay maleeshiyaadka Shabaab

Kumaandooska Soomaaliya ee Awdheegle ku sugan oo khasaare xoogan gaarsiyay maleeshiyaadka Shabaab

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

February 18, 2026
0

Budapest, Hungary – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Jarmalka iyo Poland, Mudane Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadan), ayaa si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In