Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Goodax Barre oo bogaadiyey talaabaddii Ciidanka ka qaadeen Argagaxisadii shalay isku dayey inay dilaan Lataliye Wasaaradda ka tirsan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Goodax iyo Xildhibaanno Baaq u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hiiraan & Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa boogaadiyey talaabadddii Ciidanka Boolisku ka qaadeen Koox dhagar qabayaal ah oo doonayey inay dilaan Lataliye sare oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta sare.

Wasiir Cabdullaahi Goodax ayaa sheegay in Sarkaal kamid ah Wasaaradda Waxbarashada uu u qabilsanaa dhanka latalinta arrimaha Dhulka.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Wasiirka ayaa qoraal kooban soo dhigay Bartiisa Faceboogga

“Waxaan bogaadinayaa uguna hambalyeynayaa Ciidanka Booliiska degmada Howlwadaag, feejignaanta iyo ka hortagga ay maanta dhagar qabayaasha uga hortageen in ay dhibaato u geystaan Lataliyaha Wasaaradda ee Arrimaha Dhulka iyo Hantida Maguurtada. Waa guul u soo hoyatay dhammaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, waxaan rajeynayaa in aad sii laba jibbaari doontaan badbaadinta bulshada Soomaaliyeed”.

Halkan ka dhageyso

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/08/BARRE.mp3
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Awdheegle oo xaaladeeda dagan tahay “Dhageyso”

Next Post
Awdheegle oo xaaladeeda dagan tahay “Dhageyso”

Awdheegle oo xaaladeeda dagan tahay "Dhageyso"

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In