War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay arimo la xiriira doorashooyinka la filaya in dhawaan ay ka qabsoomaan deegaanada Jubaland.
Hoos ka aqri war saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya.