Friday, June 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DFS iyo Banggiga Horumarinta Afrika oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Mashaariic laga fulinayo Kismaanyo & Baydhabo+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
DFS iyo Banggiga Horumarinta Afrika oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Mashaariic laga fulinayo Kismaanyo & Baydhabo+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026

Dowladda Soomaaliya iyo Banggiga Horumarinta Afrika ayaa kala saxiixday labo heshiis oo kala ah qeybtii ugu dambeysay ee dhismaha waddooyinka dalka iyo heshiiska mashruuca Biyo gelinta magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo,kaasi oo ay si gaar ah hormuud uga tahay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka saxiixa heshiiskan waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaradda Tamarta & Khayraadka Biyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiya Maxamed Sheekh, Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Cabdi Aadan Hoosow, Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Cabdullaahi Sheekh Cali Qalocow, Wasiiro ka socday Dowlad Goboleedyada dalka, Madaxda Banggiga Horumarinta Afrika iyo Saraakiil ka socotay hay’adda IOM.

Dhanka Dowladda Soomaaliya waxaa heshiiska u saxiixay Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow halka dhinaca Banggiga horumarinta Afrika u saxiixay kuxigeenka agaasimaha guud ee Banggiga horumarinta Afrika Mrs. Ninenna.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan”Sawirro”

Next Post

Ergada Shir-weynada Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ku Meteleysa Degmada Ceeldheer Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

Next Post
Ergada Shir-weynada Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ku Meteleysa Degmada Ceeldheer Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

Ergada Shir-weynada Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ku Meteleysa Degmada Ceeldheer Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In