Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis ganacsi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis ganacsi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya iyo Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga Masar ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sidii loo xoojin lahaa xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada Dal.

Shirkan oo ka dhacay magaalada Qaahira ee caasimadda Dalka Masar, ayaa dhanka Soomaaliya waxa u saxeeyay Wasiirka Ganacsiga, Dr; Cabdullaahi Cali, halka Masarna uu u saxiixday Wasiirka maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah, Haweeneyda lagu magacaabo, Saxar Nasar.

Related posts

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026

Sidoo kale waxa laga wada hadlay sidii loo samayn lahaa mashaariic wada jira oo ka dhaxeeysa labada Dal sida Dawooyinka qalabka dhismaha, wax soo saarka Beeraha iyo Xoolaha.

Wasiirka maalgashiga Dalka Masar ayaa sheegtay in labada Dal ay sameynayaan iskaashi dhaqaale, lana magacaabayo Guddi dhaqaale oo isku dhaf ah, kana kooban Wasiirro iyo Ganacsato, si kor loogu qaado maalgashiga iyo xiriirka ganacsiga ee ka dhexeeya labada Waddan.

Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda Masar ay dedaal badan ku bixineyso sidii loo adkayn lahaa xiriirka dhaqaale iyo kan maalgashi ee kala dhexeeya Soomaaliya

Waxanay intaa ku dartay in xukuumadda Masar iyo ganacsatadeeduba ay diyaar u yihiin in ay uga faa’iideeyaan khirbradda wax soo saarka iyo wershadaha Dadka soomaaliyeed

Sidoo kale Wasaaraddu waxay ugu baaqday ganacsatada labada Dal in ay sii xoojiyaan arrimaha maalgashiga iyo ganacsiga ee ka dhaxeeya labadan Waddan ee walaalaha ah.

Previous Post

Wafdi ay hoggaaminayso Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya oo Baydhabo gaaray “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Guddi kasoo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Guddi kasoo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Guddi kasoo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In