Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal khasaare xooggan lagu gaarsiyay Argagixisada Shabaab oo ka dhacay deegaanka Ceel-saliini Sh/Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Howlgal khasaare xooggan lagu gaarsiyay Argagixisada Shabaab oo ka dhacay deegaanka Ceel-saliini Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa iska caabbiyay weerar argagixisada Al-shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Ceel Saliini oo hoostag Aw-dheegle,iyagoo cadowga gaarsiiyay khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiil ka tirsan ciidanka Xooga Dalka ayaa warqaabinta Qaranka u xaqiijiyay in ciidanka ay jab xooggan gaarsiyeen maleeshiyaadkii ka tirsanaa argagixisada Alshabaab,kuwaasi oo isku dayay in weerar arbushaad ah ay halkaasi ku soo qaadaan,balse ciidamada oo ka feejignaa ay dharbaaxsho militari ku dhufteen,waxaana halkaasi ka soo gaaray nabadiidka Shabaab khasaare xoogan.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026

Deegaanka Ceel Saliini ayaa waxaa si buuxda gacanta ugu haya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,iyagoo galkaasi ka wada howlgalo lagu baacsanayo kooxihii weerarka soo qaaday,islamarkaana ku raad jooga goobihii ay weerarkaasi ka soo abaabuleen.

Tani ayaa waxaa ay qeyb ka tahay astaamaha muujinaya in awoodii koxda Shabaab ay sii burburayso,islamarkaana u soo biyo shubteen in shacabka ay si dhuumaalaysi ah ay ku dhibaateeyaan iyo qaraxyo arxan dari ah,taasi oo dhanka kale dhalisay kacdoon dadweyne oo laga dareemay qaar kamid ah gobolada dalka.

Shacabka ay afduubka ku hayaan Shabaab ayaa siweyn u soo dhaweeyey islamarkaana taageero u muujiyay guulaha isdaba jooga ah oo ay wadaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya,kuwaasi oo Alshabaab ka saaray deegaano badan oo ka mid ah gobolada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya,bilihii ugu dambeeyey.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle & Koonfur-galbeed

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo maamul goboleedyada u fasaxday lacagtii deeqaha Caalamka

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo maamul goboleedyada u fasaxday lacagtii deeqaha Caalamka

Dowladda Soomaaliya oo maamul goboleedyada u fasaxday lacagtii deeqaha Caalamka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026
0

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maxkamadda Degmada Xarardheere...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In