Friday, May 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Khayre”Dowladda FS waxaa ay xoogga saareysaa dib u habeynta Hay’adaha Dowliga ah”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Khayre”Dowladda FS waxaa ay xoogga saareysaa dib u habeynta Hay’adaha Dowliga ah”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka furay maalinka labaad ee shirka oo ka soconaya Muqdisho ayna ka qeyb galayaan ilaa 50 wafuud matalaysa dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah.

Dooda shirka maanta oo soconaysa ayaa ku bilaabatay dib u habeynta hay’adaha dowliga ah,si gaar ah Dhaqaalaha iyo talaabooyinka loo qaaday horumarinta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka.

Related posts

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026

Mudane Xasan Cali Khayre R/wasaaraha XFS oo guddoominaya shirka ayaa furitaanka ka sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saarayso dib u habeynta hay’adaha dowliga,isagoo dhinaca kale uga mahad celiyay wafuudda caalamiga ah ee ka soo qeybgashey shirkan.

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlay shirka ayaa diirada saaray waxa ka qabsoomay dib u habeynta maamulka Maaliyadda iyo wadahadalka deyn cafinta halka uu marayo,wuxuuna muujiyay in meel wanaagsan ay wax u marayaan,ayna jiraan rajooyin iyo guulo lataaban karo.

Waxaa goob joog ah shirkaan qaar ka.mid ah madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda Fedraalka sida Madaxweynaha Koofur Galbeed, Madaxweynaha Horshabeelle, Madaxweynaha Galmudug iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho.

Previous Post

Somalia retakes the stage on World Aviation

Next Post

Taliska Ciidanka Booliska oo qaadanaya ciidan Cusub

Next Post
Taliska Ciidanka Booliska oo qaadanaya ciidan Cusub

Taliska Ciidanka Booliska oo qaadanaya ciidan Cusub

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In