Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn lagu burburiyey Baabuur ay Al-Shabaab ku diyaarinayeen qaraxyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammada difaaca Soomaaliya iyo saaxiibbadooda Caalamka ayaa duqeyn ku burburiyey Baabuur ay Al-Shabaab ku soo diyaariyeen qaraxyo ay la damacsanaayeen Caasimadda Dalka.

Saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga ayaa xaqiijiyey in duqeyntan ay dhacday Habeennimadii Axadda, waxaana laga geystay Xaafado ku yaalla Degmooyinka Saakoow iyo Bu’aale oo ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Duqeynta ayaa sidoo kale lagu burburiyey Laba xarumood oo mid ka mid ah qaraxyada lagu farsameynayey halka xarunta kalena lagu tababari jiray malleeshiyada Al-Shabaab.

Dad goob-joogayaal ah ayaa laga soo xigtay in ay maqleen dhawaqa illaa 7 Gentaal iyo Rasaas lala bartilmaameedsanayay goobahaas, iyadoo sidoo kalena Degmada Bu’aale laga arkayay holaca iyo Uurada xarumahaasi.

Wararkii u dambeeyey ayaa sheegaya in Al-Shabaab khasaaraha gaaray uu ballaaran yahay, ayna jirto dhimasho iyo dhaawac daran oo soo gaaray xubno ka mid ah Argagixisadu.

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sharciga Tirakoobka Qaranka

Next Post

AMISOM and security partners committed to end the use of Improvised Explosive Devices in Somalia

Next Post
AMISOM and security partners committed to end the use of Improvised Explosive Devices in Somalia

AMISOM and security partners committed to end the use of Improvised Explosive Devices in Somalia

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In