Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kuwait ayaa sheegtay inay socdaan wadaxaajoodyo lagu xalinayo khilaafaadka diblomaasiyadeed ee wamada Khaliijka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait Khaalid Jaarallah ayaa xusay in ay dhaceen shirar heer Wasiir ah oo u dhexeeya wadamada Khaliijka qaarkood, lagana wada hadlay sidii loo soo afmeeri lahaa go’doominta siyaasadeed ee la saaray dalka Qatar.

Wadamada Sucuudiga, Masar, Imaaraat-ka iyo Baxrayn ayaa aqbalay inay ka qaybgalaan cayaaraha Qaramada Khaliijka oo 24-ta bishan ka furmaya dalka Qatar, taas oo ah calaamad muujinaysa isu soo dhawaansho xagga diblomaasiyadda ah.

Related posts

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

February 11, 2026
Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

February 11, 2026

Shirkii golaha iskaashiga wadamada Khaliijka oo isna aan la cayimin waqtiga la qabanayo ayaa la doonayaa in dib boorka looga jafo, si loo soo celiyo xiriirkii wadamada Carabta.

Bartamihii sanadkii 2017-da ayay wadamada Sucuudiga, Masar, Imaaraat-ka iyo Baxrayn waxay go’doomin dhinaca siyaasadda, dhaqaalaha iyo siyaasadda oo cir iyo dhul ah ku soo rogeen Qatar oo ay ku eedeeyeen inay ganacan siiso ururo xagjir ah.

Balse Qatar oo eedayntaas beenisay ayaa qaaday tallaabooyin ay ku xoojinayso isku filnaashaheeda dhinaca dhaqaalaha iyo amniga ah, waxaana ay taageero ka heshay wadamo uu Turkigu ka mid yahay.

Previous Post

Marwada Koowaad ee Dalka oo Mareykanka kaga qeyb gashay kulan loogu gurmanayo dadka fatahaaddu saameysay

Next Post

Ciidamada Amaanka Puntland oo howlgalo ka sameeyey Magaalada Gaalkacyo.

Next Post
War-Saxafadeed laga soo saaray Wadahadallada Nabadeed ee ka socda Gaalkacyo+Akhriso

Ciidamada Amaanka Puntland oo howlgalo ka sameeyey Magaalada Gaalkacyo.

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

February 11, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

February 11, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga...

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

February 11, 2026
0

Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In