Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Isboortiga Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta dhallinyarada Gobolka+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiinta Isboortiga Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta dhallinyarada Gobolka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mudane Xasan yabarow Wiish iyo Xoghayaha Guud ee xiriirka kubadda cagta Soomaaliya mudane Yuusuf Muxudiin ayaa koormeer ku tagay xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir

Labada masuul ayaa xarunta dhallinyarada kulan kula qaatay Guddoomiyaha ururuka Dhallinyarada gobolka Banaadir mudane Abdikaafi Maxamuud Makaran waxuuna uga warbixiyay howlaha u qabsoomay iyo qorshaha ku aadan horumarinta dhallinyarada.

Related posts

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

February 4, 2026
Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

February 4, 2026

Guddoomiye Wiish ayaa tilmaamay in ay xarunta qaabka casriga loo dhisay, ka isboorti ahaana ay door muhiim ah ka qaadan doonaan horumarinta dhallinyarada gobolka Banaadir.

Previous Post

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo Xubno ka socday Jaamacadda Umadda oo kormeeray xarumaha Warbaahinta Qaranka+sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

February 4, 2026
0

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa si rasmi ah u muujiyay aqbalaadda xilka...

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

February 4, 2026
0

Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxqabadkii iyo horumarradii ugu...

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
0

Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib habraac sharciyeed...

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

February 4, 2026
0

Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin sare oo ka tirsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In