Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga isku dhafka ee beelihii ku dagaalamay Gobolka Mudug oo kala qaadaya ciidankii halkaasi ku dagaalay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Colaaddii Bariga Gobolka Mudug oo lagu wado in saacadaha soo socda xal waara laga gaaro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Beelihii ku dagaallamay deegaannada bariga Gobolka Mudug, gaar ahaan Towfiiq iyo Afbarwaado ayaa maanta lagu wadaa inay dhaqangeliyaan heshiiskii dhawaan ay kala saxiixdeen, iyagoo sameeyay guddi isku dhaf ah oo ka kooban labada dhinac.

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan qeybta 21aad oo uu ugu horeeyo taliyaha qeybta 21aad ee ciidanka xoogga Jeneraal Cabdicasiis Cabdullaahi oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay horjoogayaasha maleeshiyaadkii halkaasi ku dagaallamay ayaa ku guuleystay inay sameeyaan guddi isku dhaf ah.

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026

Guddiga isku dhafka ah ayaa ka koobanyihiin 12 xubnood oo labo ka mid ay yihiin ciidanka xoogga dalka, kuwaasi oo maanta kormeer ku tegaya deegaannadi lagu dagaallamay si loo kala qaado maleeshiyo beeleedkii halkaasi ku dagaallamay, isla markaana ay noqoto mid dhaqan gasha heshiiski ay wada gaareen labada dhinac.

Previous Post

Soomaaliya oo si firfircoon uga qeyb qaadanaysa howlaha Ururka ARABSAT “SAWIRRO”

Next Post

Xulka Qaranka Soomaaliya oo aad loo amaanay guulahii ay kasoo hooyeen koobkii Cecafa Cup ee Kampala “SAWIRRO”

Next Post
Xulka Qaranka Soomaaliya oo aad loo amaanay guulahii ay kasoo hooyeen koobkii Cecafa Cup ee Kampala “SAWIRRO”

Xulka Qaranka Soomaaliya oo aad loo amaanay guulahii ay kasoo hooyeen koobkii Cecafa Cup ee Kampala “SAWIRRO”

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In