Sunday, July 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo markale ka doodaya sharciga doorashooyinka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel mariyay ku noqoshada qoondada Miisaaniyadda Dowladda 2019 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka oo ay kaga hadli doonaan ajande dhowr ah.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah Akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka, kaas oo horyaala xildhibaannada golaha oo si weyn uga dooday sharcigan kulamadii ugu dambeysay.

Related posts

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

July 5, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

July 5, 2026

Baarlamaanka soomaaliya ayaa laga filayaa in ay meel mariyaan sharci doorasho oo qeexaya nuuca doorasho ee dalka ka dhici doonta sanadka 2021

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya ee Zambia oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi

Next Post

Qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka socoto Dhuusamareeb

Next Post
Qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka socoto Dhuusamareeb

Qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka socoto Dhuusamareeb

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

July 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

July 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane C/fitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin matalayay Hirshabeelle oo ka wada hadlay xaaladda deegannadii dagaal-beeleedyadu saameeyeen

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin matalayay Hirshabeelle oo ka wada hadlay xaaladda deegannadii dagaal-beeleedyadu saameeyeen

July 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

July 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay gabadha soomaaliyed ee Naadiya Maxamed oo ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In