Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah faahin ka soo baxayso qarax dad rayid ah argagixisada ku xasuuqeen ex-koontarool Afgooye (Dhageyso)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax gaari oo ay argagixisada Al-Shabaab la eegteen ex-koontarool Afgooye, halkasi oo ay ku xasuuqeen dad rayid ah.

Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska  Ismaaqiil Muqtaar Cumar (Orange) oo ka hadlay qaraxa ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen in ka badan 26 qof halka ay ku dhaawacmeen 60 qof.

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in tirada dadka ku dhintay ay intaas ka sii badan karto, waxaana gawaarida gurmadka deg dega ah ay ku howlanyihiin sidii dadka loo geyn lahaa xarumaha caafimaadka ee Muqdisho

Gaari BL ah oo ay saarnaayeen Arday dhigata Jaamacadda Banaadir ayaa khasaaraha ugu badan uu soo gaaray, waxaana ku dhintay inta badan dadkii gaariga saarneyd.

Xiliga ay wax dhacayeen oo aroor ah ahayd  ayaa waxaa dadka ay intooda  badan aadayeen  goobahooda  shaqo iyo waxbarasho .

Muuqaalo argagagax leh ayaa laga soo sheegayaa goobta qaraxa ka dhacay.

Halkan ka dhageyso Afhayeenka Wasaaradda oo ka hadlaya Qaraxa 

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/12/Afhayeenka-Wasaaradda-Warfaafinta.mp3

Previous Post

Wasaaradda Shaqada oo hirgelineyso Barnaamijka Daryeelka Bulshada

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay in khasaare badan uu ka dhashay qaraxii saaka “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay in khasaare badan uu ka dhashay qaraxii saaka “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay in khasaare badan uu ka dhashay qaraxii saaka “SAWIRRO”

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In