Tuesday, October 14, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Argagixisada waan ka aarsaneynaa ee dhamaanteena aan ciidan noqono”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Argagixisada waan ka aarsaneynaa ee dhamaanteena aan ciidan noqono”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay isgarab taagaan ciidamada amniga, ayna hal meel uga soo wada jeestaan sidii guud ahaan dalka looga cirib tiri lahaa Al-Shabaab.

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka hadlay isu soo bax ka dhan ah Al-Shabaab

Xildhibaanka oo ka hadlayay isu soo bax lagu qabtay magaalada Muqdisho ee ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab ayaa ugu horeyn ugu baaqay dhallinta ay marin habaabiyeen Al-Shabaab inay isu soo dhiibaan gacanta dowladda, isagoo intaa ku daray in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Related posts

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

October 13, 2025
๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

โ€œWaxaan ugu baaqayaa dhallinyarada ay marin habaabiyeen argagixisada Al-Shabaab inay isu soo dhiibaan gacanta ciidamada dowladda, waxaa hubaal ah inaan gacmaha is qabsano oo aan iska dhicino cadowga Ummadda Soomaaliyeedโ€ ayuu yiri Xildhibaanka.

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow ayaa sheegay in shacabka looga baahanyahay ka qeyb qaadashada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, uuna diyaar u yahay in meelkasta oo ay Shabaab joogaan loogu tegi doono.

โ€œGuddoomiye Cumurow waxaan rabnaa inaad nagu hogaamiso inaan Shabaab guryaha ugu daba tegno, waxaan rabnaa inaan gedigeena noqono askar, meel Alle iyo meelkasta ay Al-Shabaab galaan waan uga daba tegeynaa, Argagixisada waan ka aarsaneynaa dhibaatada ay u geysteen ardaydeena ee dhamaanteena aan ciidan noqonoโ€ ayuu hadalkiisa ku daray Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow.

Previous Post

Isu soo bax ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Qatar โ€œDhaawacyada intooda badan xaaladooda caafimaad wey soo hagaageysaaโ€ Dhageyso

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Qatar โ€œDhaawacyada intooda badan xaaladooda caafimaad wey soo hagaageysaaโ€ Dhageyso

Safiirka Soomaaliya ee Qatar โ€œDhaawacyada intooda badan xaaladooda caafimaad wey soo hagaageysaaโ€ Dhageyso

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

October 13, 2025
0

Iyadoo caalamku maanta u xusaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka, Soomaaliya waxay xusaysaa adkeysiga iyo geesinimada bulshada Soomaaliyeed...

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
0

Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa magaalada Cadan kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee...

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

October 13, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa kulan rasmi ah la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee Dowladda aan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In