Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay Is-dhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada Boondheere+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay Is-dhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada Boondheere+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan uu soo qaban qaabiyay Guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha Bulshada Boondheere ayna ka qeyb galeen Guddoomiye ku xigeennada Arrimaha Bulshada degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf ka socotay qeybaha kala duwan ee bulshada degmooyinka.

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Boondheere C/xamiid Cabdikariin oo furitaanka kulanka hadal ujeediyay ka soo qayb galayaasha ayaa ku dhiirigeliyay in ay sii xoojiyaan xiriirka wada shaqeynta iyo horumarinta is-dhexgalka bulshada Gobolka Banaadir.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026

Qaar kamid  ah Guddoomiye Ku-xigeennada Arrimaha Bulshada  degmooyinka  Gobolka  Banaadir oo ka hadlay goobta  ayaa muujiyay muhiimada ay leeday isdhexgalka bulshada iyagoo sheegay in  markasta  ay diyaar u yihiin  u adeegida bulshada

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada olole lagu horumarinaayo xiriirka iyo is-dhexgalka Bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir si loo xoojiyo amniga iyo horumarka degmooyinka gobolka Banaadir uu ka kooban yahay.

Previous Post

‏Wasiirka Awqaafta XFS oo booqday Safaaradda Sucuudiga ee Kenya.

Next Post

Dhul-gariir ku dhuftay Bariga dalka Turkiga

Next Post
Dhul-gariir ku dhuftay Bariga dalka Turkiga

Dhul-gariir ku dhuftay Bariga dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

February 18, 2026
0

Budapest, Hungary – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Jarmalka iyo Poland, Mudane Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadan), ayaa si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In