Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadaalo lagu xakameynayo caabuqa Coronovirus oo ka socda Dunida oo dhan

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Dadaalo lagu xakameynayo caabuqa Coronovirus oo ka socda Dunida oo dhan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026

Waxaa sare u sii kacay tirada dadka ilaa iyo hadda u dhimanaya Caabuqa Corona Virus iyo kuwa uu soo ridnayo cudurka ee ku sugan dalka Shiinaha.

Inka badan 130 qof ayaa ilaa iyo hadda u dhimatay. iyadoo tirada dadka uu saameeyaynaΒ  lagu sheegayΒ  in ka badan 6-kun oo qof.

Shan iyo toban qof oo dheeraad ah ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen, halka ugu yaraan 688 qof oo xaaladooda ay cusub tahay, sida laga soo xigtay Guddiga Caafimaadka Qaranka.

Dhimashada cusub, 24 ka mid ah ayaa ku sugnaa Hubei, oo ah gobolka xudunta u ah cudurkaan ka dillaacay dal weynaha Shiinaha, halka Shanghai lagasoo sheegayo dhimashadii ugu horeysay.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Hubei waxa sheegeenΒ  in 323 qofΒ  oo cusub la xaqiijiyey in ay qabaan feyras-kaan, kaas oo markii ugu horreysay ka soo baxay caasimadda gobolka Wuhan, dhammaadkii December

Mas’uuliyiinta Shiinaha ayaa ilaa iyo hadda soo wariyay 6 kunΒ  xaaladood oo dalka oo dhan ah.

Madaxweyne Xi Jinping ayaa ka digay in Shiinaha uu soo food saaro xaalad aad u xun, iyada oo masuuliyiintu u ololeenayaan inay xakameeyaan cudur-kaan loo yaqaan Coronovirus.

Hay’adaha caafimaadka ee wadanka Shiinaha ayaa lagu wadaa inay baaritaano kale ay sameeyaan iyadoo cidna aynan geli karin ama ka bixi karin 10 magaalo oo la rumeysan yahay inay arrintan si gaar ah u taabatay.

Caabuqaan ayaa sidoo kaleΒ  waxa uu galaafsaday wadamo ay ka mid yihiin Thailand, Japan, South Korea, Vietnam, the U.S., France, Taiwan, Hong Kong, Macao, Singapore, Nepal, Malaysia iyo Australia.

Waxaa turjumay Aamina Ladan Axmed Cali

Post navigation

← Previous Post

Leave a Comment

You must beΒ logged inΒ to post a comment.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo eedeyn u jeedisay dalalka isku haya Liibiya

Next Post

Wasiirka Dastuurka XFS oo furay Ololaha Wacyigelinta Dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Next Post
Wasiirka Dastuurka XFS oo furay Ololaha Wacyigelinta Dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Wasiirka Dastuurka XFS oo furay Ololaha Wacyigelinta Dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In