Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Ardayda Afrika ee jooga Shinaha oo sheegay inay heysato dayac iyo kaalmo la’aan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Afrika, Caalamka, Wararka
0
Ardayda Afrika ee jooga Shinaha oo sheegay inay heysato dayac iyo kaalmo la’aan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda Afrikaanka ee ku xayirmay cudurka Corona virus ee ka dillaacay magalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa dalbaday in loo fidiyo codsi caawimaad oo dib logu celinaayo dalalka Afrika ee ay ka soo kala jeedaan.

Thomas  Kanzira oo ah 25-sano jir ka soo jeeda dalka Yugaadha, isla markaana ka mid ah kumanaan arday ee wax ku barta ama ku nool magaalada Wuhan ayaa codsaday in dowladaha Afrika ay halkasi ka qataan muwaadiniinta ka jooga magaaladaasi.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Qaar ka mid ah ardaydaasi ayaa dalbaday in loo soo diro diyaarado, si ay uga badbaadaan cudurka Coronavirus ee u sii fidaya sida xowliga ah.

Maaalada Wuhan oo dhacda bartamaha dalka Shiinaha waxaa ku nool illaa 11-milyan oo qof, waxaana hadda tirada u dhimatay cudurka Coronavirus lagu waramay in ay gaareyso illaa shan boqol oo ruux

Previous Post

Wasiir Beyle oo Jabuuti kula kulmay Safiirka Ruushka ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo maamulka Isbitaalka Yardimeli ka dalbatay inay la yimaaddaan sharciga ay ku shaqeeyaan

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo maamulka Isbitaalka Yardimeli ka dalbatay inay la yimaaddaan sharciga ay ku shaqeeyaan

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo maamulka Isbitaalka Yardimeli ka dalbatay inay la yimaaddaan sharciga ay ku shaqeeyaan

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In