Monday, May 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen ayaa soo xiray shirka ansixinta istiraatiijiyadda Qaran ee caafimaadka Xoolaha iyo badqabka cuntada

Shirkan oo socday muddo laba cisho ah ayaa waxa uu ku saabsanaa katashiga iyo ka doodida qodobada ku darista ama ka badalka u baahan ee ansixinta istiraatiijiyadda Qaran ee caafimaadka Xoolaha, dhirta  iyo badqabka cuntada  waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya, xubno ka socday  Wasaaradaha, beeraha, Xanaanada Xoolaha, Kalluumeysiga, Ganacsiga,  Aqoonyahano iyo xubno ka socday maamul goboleedyada.

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026

Shirka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Soomaaliya oo kaashaneysa urur Goboleedka IGAD iyo USAID ayey ka qeyb galayaashu uga doodeyn qaabka looga wada shaqeyn karo ansixinta istiraatiijiyadda Qaran ee caafimaadka Xoolaha, dhirta  iyo badqabka cuntada  oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed, maadama sharcigan uu ka shaqeynayo In la helo xoolo iyo  cuno caafimaad qabta oo tayo wanaagsan.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen oo shirka soo xiray ayaa sheegay in istiraatiijiyadan ay horseedi doonto inuu dalku gaaro  isku filnaansho dhaqaale iyo mid caafimaad, lagana kaaftooyo waxyaabo badan oo Soomaaliya uga imaan jiray dalka dibadiisa.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo daah furay Barnaamij looga hadli doono ka hortagga fikirka xagjirnimada “SAWIRRO”

Next Post

Akhriso khudbadda Wasiirka Xanaannada Xoolaha ee ku saabsan Ansixinta Istaratiijiyadda Qaranka ee Caafimaadka Xoolaha iyo Dhirta iyo Badqabka Cuntada 

Next Post
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha “SAWIRRO”

Akhriso khudbadda Wasiirka Xanaannada Xoolaha ee ku saabsan Ansixinta Istaratiijiyadda Qaranka ee Caafimaadka Xoolaha iyo Dhirta iyo Badqabka Cuntada 

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
0

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In