Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo ku heshiiyay in wada tashi iyo isfahan laga gaaro xaaladda Suuriya.

admin by admin
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo ku heshiiyay in wada tashi iyo isfahan laga gaaro xaaladda Suuriya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawladda Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khadka telfoonka ku yeeshay wada hadal waqti kooban qaatay iyagoo isla soo qaaday xaaladaha Suuriya.

Waxay isku raaceen in la xoojiyo sidii loo heli wada tashiga iyo Isfahan in laga gaaro xakamaynta xaaladda Suuriya, waxaana labada Madaxweyne uu mid kastaba sheegay inuu diyaar u yahay tallaabo kasta oo lagu xallinayo xaaladda Suuriya.

Related posts

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026

Intii ay ku guda jireen wada hadalka telfoonka dhankiisa ah waxay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ku heshiiyeen in dedaal badan la geliyo wada tashiyada lagu gaarayo xabad joojinta gobolka Idlib ee Syria.

Labada dhinac ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay sida ay lagama maarmaanka u tahay sii wadista xiriirka ka dhexeeya milatariga dalalka Ruushka iyo Turkiga eek u sugan gudaha Suuriya, taasoo horseedi karta in la yareeyo xiisadda Suuriya.

Madaxweynaha Turkiga ayaa ku booriyay dhiggiisa Ruushka in ciidamada Ruushka laga rabo inay xakameeyaan weerarada ay qaadayaan ciidamada Taliska Suuriya iyagoo taageero ka helaya ciidamada Ruushka.

Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

Previous Post

Ciidanka Asluubta oo Maanta xusaya sanad-guurada 50-aad ee aas-aaskooda

Next Post

Dawladda Suuriya iyo Mucaaradka Dalkaasi oo is dhaafsaday maxaabiis ay kala haysteen.

Next Post
Dawladda Suuriya iyo Mucaaradka Dalkaasi oo is dhaafsaday maxaabiis ay kala haysteen.

Dawladda Suuriya iyo Mucaaradka Dalkaasi oo is dhaafsaday maxaabiis ay kala haysteen.

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026
0

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In