Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogihii Al Shabaab Ee Horkacayay Weerarkii Manda Bay Oo La Khaarajiyay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Horjoogihii Al Shabaab Ee Horkacayay Weerarkii Manda Bay Oo La Khaarajiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho,26 Feb 2020……Duqeyn cirka oo si habsami leh  looga soo liishaamay ayaa lagu dilay hogaamiye Alshabaab oo lala xiriirinayo weerarkii Manda Bay ee lagu dilay askar Mareykan ah oo Alshabaab la dagaalanta.

Hubin lagu sameeyey weerarkii duqeynta kadib ayaa lagu xaqiijyey in mid ka mid labadii argagaxiso ee lagu dilay weerarkii habeysnaa ee ka dhacay meel u dhaw magaalada Saakow Jubbada Dhexe ee Feberaayo 22-keedii uu ahaa shaqsi lala xiriirinayo weerarkii Alshabaab ee Manda Bay, Kenya. Waxa lagu garanaayay inuu madax ka ahaa qorshaynta  iyo agaasimidda hawlaha argagaxiso ee ku wajahan xuduudda Kenya ee uu ku jiro kii dhawaan ka dhacay Manda Bay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Aragagaxisada labaad ayay ahayd xaaskiisa oo ahayd mid xeelad badan iyo firfircoon, kana tirsanayd Alshabaab, iyada oo uga mas’uul ahayd fududeynta hawlgalo kala duduwan. Weerarkan ayaa muujinaya in jinsiga uu doonaba ha ahaadee ay argagaxisada Alshabaab ee kadambeeyey weerarrada aan loo meeldayin ee lala eegtay shacabka Soomaaliyeed oo aan wax ba galabsan la jabin doono.

Dowladda Soomaaliya, Taliska Ciidanka Dowladda Mareyka (AFRICOM), iyo AMISOM way sii wadayaan tallaabooyinka ka dhanka ah Alshabaab, si looga hortago canaasiirta kooxda argagaxisada ah in ay qorsheeyaan ama gaystaan weerarro, gaar ahaan ay u gaystaan waxyeello ragga, dumarka iyo carruurta ku nool Soomaaliya.

Horumar la taabankaro ayaa horey loo qaaday oo marna dib loo laaban maayo. Ciidankeena Xoogga Dalka, Danab iyo ciidamada aynu jaalka nahay ayaa guulo ka sammeeyey dhulalka xudunta u ah Alshabaab ee Koonfurta Soomaaliya , iyada oo dhulkii  lala wareegay gacanta lagu hayo difaacyana laga sameeyey fooraha.

Previous Post

RW Kheyre: Bogga cusub ee siyaasada Soomaaliya (Qormo)

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In