Friday, August 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Oo ka qaybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Kumaandooska Xoogga ee Gor-gor “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Oo ka qaybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Kumaandooska Xoogga ee Gor-gor “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaddani lagu qabtay dugsiga Turk-Som ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka.Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo saraakiil kale oo ka tirsan xoogga dalka iyo Turkiga.

Munaasabadda ayaa ururka 5aad Gor-gor kumaandooska xoogga waxay ku soo bandhigeen dhoolatus soo jiitay ka qaybgalayaasha  munaasabadda iyo gaada kacayaar waxaana lagu dhaariyay goobtaasi.

Related posts

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in askarta ururka 5aad in laga kala keenay inta badan gobola dalka, wuxuuna intaasi ku daray inay farxad galineeyso qaabka ay tababarka u qaadanayaan.

Wasiirka Difaaca Xukumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed oo munaasabadda kahadlay ayaa sheegay in ciidankan tababarka ku qaadanaya dugsiga Turk-Som dadaal badan lagu bixiyay islamarkaasna laga doonayo in dalka ay ka difaacan cadawga.

Wasiirka Gaashaandhiga Xasan Cali Maxamed ayaa tilmaamay in ciidankan ay kusoo aadeen waqti aad u qiima badan dib u dhisna uu ku socda Ciidanka Xoogga Dalka.

Askartani maanta ladhaariyay ee ka tirsan kumaandooska xoogga dalka ee Gor-gor ayaa ku dhawaad muddo sanad ah tababar ku qaadan doona dugsiga Turk-Som, markii ay dhameeystaan kadib waxay  tababar kale oo intaasi kaasi dheer ay ku soo qaadan doonaan dalka Turkiga.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Kenya ka dalbatay inay joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya

Next Post

30 Sano Kadib xiriirka Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka oo soo laabtay (Qormo)

Next Post
30 Sano Kadib xiriirka Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka oo soo laabtay (Qormo)

30 Sano Kadib xiriirka Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka oo soo laabtay (Qormo)

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In