Thursday, August 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaawacyadii la geeyay dalka Qatar oo deeq lacageed la gaarsiiyay+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Dhaawacyadii la geeyay dalka Qatar oo deeq lacageed la gaarsiiyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

23-ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Ex-Kontarol Afgooye dhammaadka sanadkii 2019 ayaa wali lagu daaweynayaa Dalka Qatar,halkaas oo kal hore loo qaaday.

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar ayaa si dhow ula socota xaaladda dadkaasi dhaawacyada qaba,waxayna Safaaradda sheegtay in 9-ka mid dadkaas dib loogu soo celiyay dalka ka dib markii ay bogsadeen,halka toban kale laga bixiyay Cisbitaalka lana geeyay Hotel ku yaalo magaalada Dooxa,balse howlahoodii caafimaadka wali u socdaan oo aan la fasixin, Sidoo kale waxaa wali isbitaalka jiifa 4 qof oo la rajaynayo in ay dhawaan kasoo baxaan isbitaalka.

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa noo sheegay in maalintii Khamiista oo ku beegnayd 05/03/2020 ay u qaybiyeen bukaanada lacag dhan $1000 qofkiiba,halka sagaalka qof ee ku noqday Muqdisho loo dirayo lacag la mid ah cadadaasi oo ay bixisay  Sanduuqa horumarinta Qatar ee loo yaqaan(Qatar Fund for development) si ay ugu daboolaan baahidooda.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo muwaaddin Soomaaliyeed ku wareeejiayay Guri laga haystay Muddo badan

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha ganacsiga degmada Buula-burde+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha ganacsiga degmada Buula-burde+Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha ganacsiga degmada Buula-burde+Sawirro

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In