Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamo ka tirsan Boliiska Hirshabeelle oo gaaray Buulo-burde+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamo ka tirsan Boliiska Hirshabeelle oo gaaray Buulo-burde+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo ka tirsan ciidanka Boliiska dowlad goboleedka Hirshabeelle oo gaaraya illaa 50 askari oo iskugu jira rag iyo dumar ayaa maanta gaaray magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan.

Dufcadaan oo dhawaan tababar loogu soo xiray dugsiga Tababarka Boliiska Hirshabeelle ee Jowhar, ahna dufcadii labaad ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Buulo-burde ku soo dhaweeyay maamulka dagmada buulo-burde iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska degmada.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Taliyaha Ciidanka Boliiska Buulo-burde Cabdi Maxamed Cali ayaa sheegay in ciidankaan ay wax badan ka bedeli doonaan ammaanka degmada iyo u adeegida bulshada.

Kusimaha guddoomiyaha degmada Liibaan Cabdi Burusow iyo guddoomiyaha dhanka amniga mudane Cismaan Geedi Cilmi ayaa ciidamada kula dardaarmay in si wanaagsan ay ugu adeegaan bulshada ayna gacan bir ah ku qabtaan waxyaabaha lidiga ku ah amniga.

Previous Post

Hirshabeelle oo caawinaysa Kalluumeysatada degmada Cadale

Next Post

Taliyaha Boliiska oo Tababar u furay Ciidamo ka mid noqonaya Haramcad+Sawirro

Next Post
Taliyaha Boliiska oo Tababar u furay Ciidamo ka mid noqonaya Haramcad+Sawirro

Taliyaha Boliiska oo Tababar u furay Ciidamo ka mid noqonaya Haramcad+Sawirro

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In