Thursday, July 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Kuwait oo joojisay salaadaha jamaacada ah ee lagu tukado masaajidda.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Kuwait oo joojisay salaadaha jamaacada ah ee lagu tukado masaajidda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Kuwait ayaa si ku-meel-gaar ah u joojisay in Salaadihii lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaala, iyadoo tallaabadan lagu yareynayo faafitaanka Coronavirus.

Caabuqa Corona oo si xowli ah ugu fidaya dalalka caalamka, gaar ahaan Bariga Dhexe ayaa waxay dowladuhu isu dayayaan inay xakameeyaan amaba ay ka hortaggaan faafitaanka saf mareenka ah.

Related posts

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadcelisay ansixinta afar heshiis

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadcelisay ansixinta afar heshiis

July 9, 2026

Madaxda Dowladda Kuwait ayaa Jimcihii sheegay in si ku-meel-gaar ah loo loo joojiyay in Jamaaco lagu tukado shanta Salaadood ee maalinlaha ah iyo Salaadda Jimcaha, ee lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaal.

Midda dadka layaabka gelisay ayaa ah in sameecadaha Masaajida ku xiran dadka lagula wadaagayo inaanay Masaajida imaanin, oo ay guryahooda isaga tukadaan.

Masaajida oo dadka ugu yeeri jiray in ay khayrka u soo xaadiraan, ayna Masaajida ku soo tukadaan ayaa taasi bedelkeeda waxay iminka dadka ugu yeerayaan in ay guryahooda isaga tukadaan.

Tani ayaa waxay qayb ka tahay la dagaalanka Coronavirus iyo sidii looga hortaggi lahaa in uu dalkaasi ku baaho, sida ay sheegeen masuuliyiinta dalkaas.

Previous Post

Safiirka Turkiga ee Soomaliya oo booqday Isbitaalka Yardimeli

Next Post

Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Koongo oo xaqiijiyay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka coronavirus ah

Next Post
Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Koongo oo xaqiijiyay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka coronavirus ah

Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Koongo oo xaqiijiyay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka coronavirus ah

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadcelisay ansixinta afar heshiis

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadcelisay ansixinta afar heshiis

July 9, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxay mahadcelin iyo bogaadin u jeedinaysaa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka...

Wasiirka  Dekadaha Oo Uga Mahadceliyay Golaha Wasiirrada Ansixinta Heshiiska Is-afgarad ee Soomaaliya iyo Masar

Wasiirka Dekadaha Oo Uga Mahadceliyay Golaha Wasiirrada Ansixinta Heshiiska Is-afgarad ee Soomaaliya iyo Masar

July 9, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Heshiiska Is-afgarad ee Iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Gaadiidka ee Jamhuuriyadda Carabta ee...

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In