Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Deg Deg oo looga hadlayo Caabuqa Covid-19 oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Shir Deg Deg oo looga hadlayo Caabuqa Covid-19 oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho (RM): Shir deg deg ah oo looga Arinsanayo Diyaar-garoowga ka Hortaga Covid-19 oo u dhexeeya Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo Hay’adaha Caafimaadka, Nafaqada iyo Nadaafada ee Galmudug ayaa hada ka furmay Magaalada Dhusamareb.

Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Galmudug Dr C/wali Axmed Maxamuud ayaa Shirkan furay waxa uuna sheegay ina ujeedkiisu yahay sidii loo sameyn lahaa ka hortag looga Gaashaamanayo Faafitaanka Caabuqa karoona Feyrus Maadaama Kiiskii ugu Horeeyey laga Diiwaan galiye dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Sidoo kale  Agaasimuhu wuxuu sheegay in la diyaarinayo Koox Caafimaad oo Magaalada Muqdisho u aadi doona Tababar si loo sameeyo ka hortaga Faafintaanka Cudurka Caalamka sameeynta ku yeeshay ee Covid-19  waxaana uu intaa ku daray in Dhowaan Qalabka Baaritaan la soo gaarsiin doono Galmudug.

kala soco halkaan wixii ka soo baxo shirka ka socdo Dhuusamareeb oo loogu hadlayo saameynta Cudurka Caroona oo kiiskiisi ugu horeeyay laga diwaan geliyay dalka

Previous Post

Jaakad Nooca Qaraxyada loo Isticmaalo oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

Next Post

Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuuraha Jannaale oo gacanta lagu dhigay

Next Post
Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuuraha Jannaale oo gacanta lagu dhigay

Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuuraha Jannaale oo gacanta lagu dhigay

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In