Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Madaxweynaha Kenya oo xaalad bandow ah ku dhawaaqay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Madaxweynaha Kenya oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay shalay in dalkiisa laga hirgelinayo bandaw bilaabnaya maalinta Jimcaha, kaasi oo ah hal saac fiidkii illaa iyo kow iyo tobanka saac waaberigii, tallaabadani ayaa jawaab u ah faafida cudurka  COVID-19 oo gaaray Kenya.

Khudbad uu ujeediyay Qarankiisa, ayuu Uhuru Kenyatta waxaa kale uu kaga hadlay cinwaan tallaabooyin cusub oo lagula dirirayo faafista Corona.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026

Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay canshuur dhimis xoogan oo ah 100% oo loo sammeenayo dadka Kenyan ka ee mushaharkooda ka yar yahay 24 kun Kenyan shilling, waxaa sidoo kale laga soo dhimay 30 oo la soo gaarsiiyay 25 canshuurta saarneed dakhliga.

Xubnaha golaha Wasiiradda ayaa sidoo kale laga dhimayaa mushaharka ay qaataan si ay shacabka ula qeybsadaan culeyska faafidda Coronavirus, ayuu yiri Kenyatta.

Madaxweynaha Kenya ayaa mushahar dhimista mas’uuliyiinta xilalka haya ku sheegay sida soo socota:

  • Isaga iyo ku xigeynkiisa – 80 boqolkiiba.
  • Wasiiradda – 30 boqolkiiba
  • Madaxda Xoghayayaasha maamulka – 30 boqolkiiba.
  • Xoghayaasha – 20 boqolkiiba.

Tallaabooyinkan uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Kenya ayaa kuu soo aadaya xilli tiradda dadka la xaqiijiyay ee laga helay  COVID-19 imminka mareyso 28 qof.

Previous Post

Xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo laga shiray “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde

Next Post
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

February 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In