Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaamiyihii Xisbiga Madax-banaanida Turkiga oo u Geeriyooday  Corona Virus.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Hogaamiyihii Xisbiga Madax-banaanida Turkiga oo u Geeriyooday  Corona Virus.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hogaamiyihii xisbiga madax banaanida Turkiga Xaydar Baashi ayaa ku geeriyooday Talaadada maanta dalka turkiga ka dib markii uu afartii maalmood ee lasoo dhaafay u jiifay cudurka dunida dhibaateeyey ee Crona Virus.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo daabacay dhambaal murugo leh oo tacsi ah isagoo u diray dhamaan shacabka Turkiga gaar ahaan eheladii iyo asxaabtii uu ka tagay Xaydar Baashi “Waxaan Ilaahay ka baryayaa inuu u naxariisto Mr. Bashi iyo dhammaan muwaadiniinteenna ku waayey noloshoodii cudurka Crona, waxaanan tacsi u dirayaa dhammaan eheladooda” ayuu yiri Madaxweyne Racep Erdogan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hogaamiyaasha kala duwan ee xisbiyada siyaasadaTurkiga ayaa iyaguna dhambaalo tacsi ah usoo diray shacabka iyo ehelada uu ka tagay Xaydar Baashi, waxaana kamid ah xubnaha tacsida diraya Kamal Kılıçdar hogaamiyaha xisbiga jamhuuriga oo ah xisbiga ugu weyn axsaabta mucaaradka ee dalka Turkiga.

Docda kale fiidnimadii xalay oo isniin ahaydayaa Wasaaradda Caafimaadka  Turkiga waxay ku dhawaaqday in tirada dhimashada ee Corona Virus ay gaartay dalka Turkiga 1296, Wasaaraddu waxay intaas ku dartay in dadka uu cudurku haleelay ay gaarayaan 61.490 halka dadka cudurka kasoo kabtay ay gaarayaan 3,957.

Laga soo bilaabo maanta duhurkii, tirada Corona ee adduunka ku nool ayaa dhaaftay Hal milyan iyo 934 kun, iyadoo in ka badan 120 kun ay u dhinteen cudurka, halka qiyaastii 457 kun ay kasoo kabatay, sida lagu sheegay mareegay warbixino kasoo baxay WHO.

 

Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

Tags: Hogaamiyihii Xisbiga Madax-banaanida Turkiga oo u Geeriyooday  Corona Virus.
Previous Post

Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO oo Ka Digaysa Awoodda Faafitaanka Viruska Crona.

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo digniin u dirtay ganacsatada Kismaayo

Next Post
Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo digniin u dirtay ganacsatada Kismaayo

Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo digniin u dirtay ganacsatada Kismaayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In