Wednesday, May 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Trump oo sheegay in dalkiisa uu ka gudbay meeshii ugu sarreysey sameeynta Corona  

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Trump oo sheegay in dalkiisa uu ka gudbay meeshii ugu sarreysey sameeynta Corona  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu rumeysanyahay in dadka ugu badan ee uu xanuunkani sameeyay uu ay yahiin dadka Mareykanka, isaga oo xusay in tirada dhimashada dadkiisa ay u dhexeyso 60 illaa 65,000, halka Ururka Caafimaadka Adduunka uu ugu baaqay in Waddamada Caalamka qaarkood ay dib u eegis ku sameeyaan tirada dadka cudurkan qaaday si la mid ah Shiinaha.

Trump ayaa shirkiisa jaraa’id uu qabtay ku sheegay in la dagaalanka Corona Virus ay u furi doono dhaqaalaha Mareykanka, isaga oo xusay in ay hubindonaan sida gobalada qaarkood ay ugu guuleysan karaan xakameeynta faafida xanuunkan iyaga oo kaashanaya dhaqaalahii logu talagalay.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026

New York ayaa noqotay halka dhimashada ugu badan laga diiwaan geliyay, sidokale waa meesha ay ku dhinteen kala bar dadka xanuunkan ugu geeriyooday gudaha  Mareykanka.

Gudoomiyaha  New York ayaa sheegay Jimcihii  shalay in cudurkan  Corona Virus uu aad u dhibateeyay dadka reer Mareykan gaar ahaan kuwooda degan New York, sidokale guddoomiyaha wuxuu ka digay qaadashada go’aanka in la furo xuduudaha gobalada qaar si loo helo dhaqaalo taasi oo uu sheegay in xanuunkan ay gaarsiin karto heer aan wax laga qaban Karin.

Guud ahaan tirada dadka uu sameeyay COVID 19 ayaa gaaray 2.24 milyan, waxana xanuunkan u geeriyooday dad kabadan 154,000, halka in kabadan 571,000 ay ka soo kabsadeen, sida lagu sheegay barta internetka “World Meter” oo ka hadasho la socodka tirada dhibanayaasha COVID 19.

Previous Post

Baarlamaanka Carabta oo yeelanaya kulan degdeg oo looga hadlayay sidii loga hortagi lahaa faafida xanuunka Covid 19

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

May 12, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In