Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Booliska oo xilkii ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Booliska oo xilkii ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xajaar oo  shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in bandowgii lagu celiyay 8:00 fiidnimo, iyadoo la tixgalinayo cabashada dadweynaha.

Waxa kale uu taliye Xijaar  uu sheegay in askarigii dilka geystay la xiray, taliyihii saldhigga degmada Boondheere Najiib Carabna  xilkii laga qaaday

Related posts

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026

Taliye Xajaar ayaa shaaciyay in aanu bandowgu saameyn doonin dadka kali kali ama labo labo u socda habeenkii.

Previous Post

Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 62 xaaladood oo ku soo korortay COVID-19

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 62 xaaladood oo ku soo korortay COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 62 xaaladood oo ku soo korortay COVID-19

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

July 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan...

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga  Diblomaasiyadda

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In