Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo kulan habka adeegga casriga ahee Internet la qaatay Dalladaha Waxbarashada Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo kulan habka adeegga casriga ahee Internet la qaatay Dalladaha Waxbarashada Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan kula qaatay masuuliyiinta Dalladaha Waxbarashada Dalka.

Wasiirku waxa uu warbixin ka siiyay dadaallada ay Wasaaradda Waxbarashada ugu jirto ka hortagga saameynta cudurka COVID-19 ee xagga Waxbarashada, waxa ayna ka wada hadleen Imtixaanka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay si lamid ah uga tala gelin doonaan dhammaan bahda Waxbarashada qeybaheeda kala duwan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026

“Waxaan maanta habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan kula qaatay mas’uuliyiinta Dalladaha Waxbarashada Dalka. Waxaan warbixin ka siiyay dadaallada Wasaaradda ugu jirto ka hortagga saameynta cudurka COVID-19 ee xagga Waxbarashada, waxaan ka wada tashannay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiga Sare oo aan si lamid ah uga tala gelin doonno dhammaan bahda waxbarashada qeybaheeda kala duwan”.ayuu yiri Wasiir Goodax Barre.

Previous Post

Diyaarad siday daawo oo ku dul dhacday meel waxyar u jirta garoonka diyaaradaha Bardaale

Next Post

Soomaaliya oo deeqdii seddexaad oo agab caafimaad ah ka heshay Dowladda Turkiga si looga hortago xanuunka Koroona feyrus “SAWIRRO”

Next Post
Soomaaliya oo deeqdii seddexaad oo agab caafimaad ah ka heshay Dowladda Turkiga si looga hortago xanuunka Koroona feyrus “SAWIRRO”

Soomaaliya oo deeqdii seddexaad oo agab caafimaad ah ka heshay Dowladda Turkiga si looga hortago xanuunka Koroona feyrus “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In