Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug iyo Puntland oo isku raacay in laga wada shaqeeyo amniga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Galmudug iyo Puntland oo isku raacay in laga wada shaqeeyo amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Amnuga Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi Iyo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Puntaland Maxamed C/Raxmaan Dhabancad oo si wadajir ah  ula hadlay  Warbaahinta   ayaa sheegay In  Maamulada Galmudug Iyo Puntland ay Xoogga Saari doonaan sidii ay Isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka argagixisada iyo ka hortagga cid kasta oo loo arko in ay halis ku tahay amniga Gobalka Mudug .

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland ayaa sheegay  in ay iskaashi buuxa ka wada Sameeyn doonaan labada maamul Xallinta colaadaha iyo la dagaalanka kooxda Al Shabaab.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug ayaa isna ka warbixiyay ahmiyada ay nabada iyo amnigu ay u leeyihiim shacabka Gobalka Mudug,wuxuuna dhanka kale xusay in tallaabo laga qaadayo cid kasta oo gacan saar la leh argagiixsada.

Labada dhinac ayaa isku raacay in loo howlgalo joojinta colaadaha iyo falalka argagixisada ee ka jira miyiga iyo deegaanada kale sida Magaalada Gaalkacyo iyo .

Tags: Maamulada Galmudug iyo Puntland oo isku raacay in laga wada shaqeeyo amniga
Previous Post

Dowlada Somalia oo ka hadashay go’aanka ICJ ee dib u dhigista dacwadda Badda

Next Post

Soomaali India joogta oo COVID-19 laga heley

Next Post
Soomaali India joogta oo COVID-19 laga heley

Soomaali India joogta oo COVID-19 laga heley

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In