Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaano hoos tago Gobolka Hiiraan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaano hoos tago Gobolka Hiiraan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in wax lagu xumaad ay tahay in ay  dhacaan dagaalo u dhaxeeyo Beelo walaalo ah oo isku deegaan ah.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa diray baaq nabadeed oo ku aadan colaad ka tagaan degaano hoos tago Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac iyo weliba in la gubo qaar ka mid ah Guryihii ay daganaayeen dadkii colaadaha ka barakacay.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Xaaladda deegaanada ay dagaalada ka dhaceen oo haatan ah mid dagan ayaa waxaa ku baxay Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya oo kaashanayo Maamulka Degmada Maxaas iyo odayaasha dhaqanka ee labada dhinac ee uu dagaalku dhaxmaray.

Gudoomiyaha Gobolka Hiraan ayaa u mahadceliyey dhinacyadda ku baxay hakinta colaada kusoo laalaabtay degaanada hoos tago Degmada Maxaas, isagoo ugu baaqay dhincyadda dirirta dhaxmartay oo uu sheegay in ay yihiin dad ehel ah in ay waxwalbo ku dhameeyaan wada hadal , isla markaan muhiimada kowaad siiyaan sidii loo baajin lahaa in uu halkaasi dhiig danbe ku daato.

Mudane Cali Jayte ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka ee labada dhinac ay ceeb ku tahay in halkaas dhiig danbe ku daato asaga oo ugu baaqay in dhaqaalahii ku bixi lahaa dagaalka loo weeciyo in laga shaqeeyo nabad kuwada noolashaha beelaha walaalaha ah ee wada daga.

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in labada Maamul ee Gobolka Hiiraan iyo Galgaduud si dhab ah uga wada shaqeeyaan sidii loo damin lahaa Colaadaha kusoo laablaabtay deeganada Hoostago Degmooyinka Maxaas iyo Matabaan.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho.

Next Post

Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya la daagalanka Argagixisada +Sawirro

Next Post
Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya la daagalanka Argagixisada +Sawirro

Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya la daagalanka Argagixisada +Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In