Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kim Yo Jong oo kamid noqotay dejiyayaasha siyaasadda Kuuriyada Waqooyi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Kim Yo Jong oo kamid noqotay dejiyayaasha siyaasadda Kuuriyada Waqooyi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gabadha ay walaalaha yihiin hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa door muhiim ah ka qaadaneysa olole cusub oo ka dhan ah dalka kuuriyada koonfureed, taasoo dadka wax odorosa ay ku sheegeen in door siyaasadeed oo wax ku ool ah ay ku caawineyso walaalkeed.

Haweeneydaan oo la aaminsanyahay in ay jirto 30 sanno Kim Yo Jong ayaa ah qofka kaliya ee qoyskiisa ugu dhaw  hoggaamiayha kuuriyada waqooyi ee ka ciyaareysa siyaasadda door muuqda.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Intii lagu guda jiray sanadihii 2018-2019 duulaankii diblomaasiyadeed ee caalamiga ahaa, ayaa Kim Yo Jong waxey indhaha caalamka ku soo jeedisay wafdi ay hoggaamineyso oo tegay ciyaarihii Olombikada xagaaga ee lagu qabtay dalka Koofurta Kuuriya.

Waqti dambe ayaa haddana waxaa la arkay iyadoo hubineysa waxa u hagaagay walaalkeed ka weyn oo ku sugan goob tareen oo uu kula kulmayay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku taalla  dalka Vietnam.

Ms Kim, ayaa sidoo kale ka mid ah shaqsiyaadka ku jira liiska cunaqabataynta Mareykanka, waxaana lagu eedeeyay tacadiyo dhanka xuquuqda aadanaha ah oo ka dhacay Kuuriyada Waqooyi.

Bishii Maarso, warbaahinta dowladda ayaa markii ugu horreysay waxey baahisay hadallo dhaleeceyn ah oo kasoo baxay haweeneyda la dhalatay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi  oo ay ku weerareyso masuliyiinta Kuuriyada Koofureed, kaddib waxaa xigay tallbaabooyin ay ugu jawaabeyso hadallo ka yimid  Madaxweyne Trump, toddobaadkii ugu dambeeyana waxey ka digtay in dalkeeda uu u jari doono xiriirka uu la leeyahay dalka ay deriska yihiin ee Kuuriyada Koofureed.

Tags: Haweeneyda la dhalatay Hoggaamiayha Kuuriyada Waqooyi oo kamid noqotay dadka dejiya siyaasadda Waddankaas
Previous Post

Madaxweynaha Koofur galbeed oo kulamo ka wado degmada Xudur

Next Post

Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa ka socda

Next Post
Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa ka socda

Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa ka socda

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In