Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Naciimo Oo Soo Dhoweysay Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanku Meelmariyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Senator Naciimo Oo Soo Dhoweysay Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanku Meelmariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo ka tirsan Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siisay Radio Muqdisho ayaa si diiran u soo dhoweysay qoondada haweenka ee uu meelmariyay Golaha Shacabka kaddib markii uu maalmo ka doodayay sidii xeerkaasi lagu meelmarin lahaa.

“Qoondada haweenka 30% aad ayaan ugu faraxsanahay, waa wax muddo dheer loo soo dagaalamayay oo runtii gabdhihii naga horeeyay ee bulshada rayidka, dad badan ay waqti u soo geliyeen annaga naftirkeena sidaas kuraasta ku helnay”. Ayay tiri Senator Naciimo

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Naciimo ayaa hadalkeeda ku dartay “Waxaa la rabaa in la ogaado kuraasta aan ku fadhinaa waxaa iska leh beelo Soomaaliyeed, dhaqanka Soomaaliyeedna runtii waa dhaqan marwalba culeys ku ah gabdhaha waan ku faraxsanahay in nala siiyo qoondada haweenka”.

Senator Naciimo Ibraahim ayaa hoosta ka xariiqday in Haweenku ay juhdi ugu jiraan sidii ay ku heli lahaayeen qoondada 30%, iyadoo ugu baaqday dadka ama beelaha uu ku maqan yahay saamigaasi looga baahan yahay in xagooda laga helo.

Ansaxinta Qoondada haweenka ayaa micnaheedu yahay in kuraasta golaha ay haweenku kuleeyihiin in hadda wixii ka dambeeya u tartami doonaan keliya haween gaar ahaan Baarlamaanka 11-aad ee soo socda.

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir iyo xeerka kuraasta Gobollada Waqooyi “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Bacaadweyne “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Bacaadweyne “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Bacaadweyne “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In