Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda amniga  gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug,  Axmad Macallin Fiqi  ayaa  sheegay  in aan la aqbali doonin in ciidamadu ay ka qeyb noqdaan dagaal Beeleedyada.

Wasiir Fiqi ayaa intaa ku daray inaysan ka mid ahayn waajibaadka Ciidamadu in ay ku lug yeeshaan colaad sokeeye, balse taa beddelkeeda loo baahan yahay in ay kala dhex-galaan si ay xal iyo heshiis ugu soo dabbaalaan dhinacyada dagaallamaya.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

February 2, 2026
Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026

Mudane, Fiqi ayaa tilmaamay in ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonaan ciddii lagu arko ayadoo ka shaqaynaysa Colaad sokeeye.

Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macallin Fiqi ayaa Maalmahan ku howlanaa sharciyeynta Malleeshiyo Beeleedyada, kuwaas oo Hub iyo Gaadiid dagaalba ku wareejiyay maamulka.

Tags: Gal-mudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada
Previous Post

Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post

Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro

Next Post
Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro

Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

February 2, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah...

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In